19 thoughts on “Somalida South Africa & Guurka Dumarka South African ah.

  • May 31, 2018 at 9:59 am
    Permalink

    Wilasha somaliyed waxn uku baqayaa dumar ajinabika ah in ey isgadayan dumarka somaliyed wax ka sharaf badan adunka maleh nin somali ah oo naag ajinabi ah gursaday nolasha u kadhintay yahu leh

  • May 31, 2018 at 9:59 am
    Permalink

    Walalayaal jojiya musiga baqtiga meel kasto waxaa yaal musiga wax madhagaysan karno

  • May 31, 2018 at 9:59 am
    Permalink

    Hedhe somaliyeey dadka mashquulka kadaaya dadka wa xor ee. Lakiin nin Somali haguursan adoo lacag badan kaqadan waayo ufiirso gabdhaha ey bilaashka ama qudbo sireedka kuguursadaan sidey ugalaan. Marka waligood halacalacalaan

  • May 31, 2018 at 9:59 am
    Permalink

    Waryaa adi miyadan qof Muslima ahay wamaxay sawir ka qawan

  • May 31, 2018 at 9:59 am
    Permalink

    naag ajenabiya caruur ay dhashay dal keedaa leh

  • May 31, 2018 at 9:59 am
    Permalink

    Hadaad dhimatid caruurti maxay yihiin

  • May 31, 2018 at 9:59 am
    Permalink

    Waxaan somalida u sheegi dumarka iyo raga dadkiina guursada walalo

  • May 31, 2018 at 9:59 am
    Permalink

    Laba qaawan isma qaada waa safar ku nool walaac waxa kuhurdi karta dalkaaga.lagaa saareyn kadhigan xur sida gurigaa ubadkaagana.kufaani karaa nin lumay dheh

  • May 31, 2018 at 9:59 am
    Permalink

    war maxa kaqaldamey rageenii mid waa dhaqab guuris mid wa shabab mid waa dowlad dumis mid reerkiisii wa dayacay iyo caruurtii midba mid alkulite midna waba raganidii alle siisey ayuba dumar kadortey wa naxdin ragow san iskudhama alle kabaqa waxan wa aduunyo wa in aad dareemkiina idin qadin dhista wadankina oo guursada gab dhahiina.

  • May 31, 2018 at 9:59 am
    Permalink

    wad qasartey hadiiba rageenii gursanayan dadkii shalay idin dilayey uf iyo ceeb.

  • May 31, 2018 at 9:59 am
    Permalink

    Dadka.waxaan.ushegaya.aniga.yan.madax.laigalin.ee.wax.u.qabta
    D.5

  • May 31, 2018 at 9:59 am
    Permalink

    Runta sheeg dhibkaaga haqarsan guur waa gabadh soomaaliyeed,

  • May 31, 2018 at 9:59 am
    Permalink

    haweenka adunka kunool waxa kaqaalisan gabdhaha somaalida

  • May 31, 2018 at 9:59 am
    Permalink

    Beenta dhaaf naag African ah ma ka fcno gabar soomaali oo Islam ah waaba nin nin guursaday jirkeeda dhagaxaa jeer dhalee gabdhiina gursada

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WP Twitter Auto Publish Powered By : XYZScripts.com